Ninkii isku qarxin rabay Xafladii Ahlu suna oo Maxkamad ciidan la soo taagay

Maxkamadda ciidamada qalabka ayaa maanta Dhuusamareeb ka bilowday dhegeysiga kiiska nin bishii 5aad ee sanadkan ciidamada Galmudug ay ku qabteen magaalada Gurceel, xili uu doonayay inuu isku qarxiyo xaflad ay ku sugnaayeen masuuliyiin ka tirsan Galmudug. Maxamuud Cabdi C/raxmaan oo ah Ninka ay Maanta Maxkamadda u fariisatay dhageysiga Kiiskiisa ayaa la qabtay xili uu doonayay … Continue reading Ninkii isku qarxin rabay Xafladii Ahlu suna oo Maxkamad ciidan la soo taagay